Madasha Xisbiyadda Qaran ee Somalia oo war-saxafadeed kasoo saaray Heshiikii ay Gaadheen Mucaaradka iyo Madaxda Jubland.

Madasha ay ku midaysan-yihiin Xisbiyadda Mucaaradka ee Somalia ayaa baahisay war-saxafadeed ay ku hambalyaynasyo heshiiska Magaalada Nairobi ku dhex-maray Madaxweynaha Jubaland iyo Xubnihii Isbedel-doonka. Xisbiyadda waxa ay sheegeen in ay tahay talaabo loo qaaday xagga deminta colaada ka aloosan qayb ka mid ah Soomaaliya.

Madasha waxay ugu baaqday labada-dhinac in ay kaga dhabeeyaan heshiiska ay gaadheen, Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayayna ugu baaqeen in ay dadaalada dib-u-heshiisiineed ee dalka ka socda, waxayna fareen in heshiis buuxa ay la gaarto maamul-goboleedyadda Dalka.

Hoos ka akhris war-saxafadeedka:-

Exit mobile version