“Mar Haddii ay Xukuumadu Ku Fashilantay Arrinta Wadahadalka Somaliland iyo Somalia Waa Inay Madax-dhaqameedka Ku Wareejisaa”..Boqor Axmed Iimaan Warsame.

Hargeisa(GNN):-Boqor Axmed Iimaan Warsame Oo Kamida Salaadiinta Reer Somaliland ayaa Ku Baaqay In Maanta ay Xukuumadu ku fashilantay Arrintii Ictiraaf raadinta somaliland iyo Wadahadalka Somaliland iyo Somalia, Sidaa daraadeed waa in lagu wareejiyaa Madax-dhaqameedka.