Hargeisa(GNN):-Qoraa C,raxmaan Yuusuf Ducaale Boobe Oo Maanta Warbaahinta Siiyey Waraysi Dheer ayaa Si Kulul ugu Waramay, Shaqsiyaadka kasoo Jeeda Muqdisho oo uu ugu yeedhay Inay Qaranimada Somaliland meel kagaga dhacayaan.
Siyaasi Boobe Yuusuf Ducaale Oo Fariin Kulul U Diray Kooxda Madaxweyne Farmaajo iyo Shaqsiyaad Qaranimada Somaliland Aflageeya.
