Taariikhda-Somaaligii u Horeeyey Ee Darajo Sare Ka Gaadhay Cilmiga Caafimaadka iyo Sameynta Dawooyinka Oo Ku Geeriyooday Dalka Sweden.

Taariikh-nololeedka-Marxuum Dr Maxamed Xasan Caalin(Cadaani) Oo Ku Geeriyooday Dalka Sweden. 

INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN.

Hargeisa(GNN):-Alle Ha,Unaxariistee Waxaa Maanta Magaalo Madaxda Dalka Sweden Ee Stokhum ku Geeriyooday Marxuum Dr Maxamed Xasan Caalin Oo Loo Garan Ogyahay “Cadaani” oo Xanuun la Heelay Kadib Ugeeriyooday Isagoo Marxuumku mudooyinkan danbe xaalad caafimaad Ujoogay dalkaasi.

Marxuum Dr Cadaani Ayaa Kamid Shakhsiyaadka Africanka Qurba Joogta ah ee bartay Aqoonta Sayniska Isagoo Qaybo Gaar Ah Ee Caafimaadka iyo dawooyinka ku takhasusay kana gaadhay shahaadada PHD.

Sidoo Kale Marxuum Dr Cadaani Ayaa Kamid noqday maamulka jaamacad ku taala dalka Sweden ahaa somaliga kaliya ee Gaadhay darajadan isagoo dhakhaatiir Ajaaniba ay soo wada saareen Dawo Wakhtigan Caalamka Siwayn Uga Shaqaysa.

Dhanka kale Dr Maxamed Xasan Caalin Cadaani ayaa kamid ahaa aqoonyahankii kusoo guryo noqday Somaliland isagoo qayb laxaadle ka qaatay bugdhiga haayadaha caafimaad ee Jamhuuriyada Somaliland .

Halkan Akhri qaybo kamid ah taariikhda Marxuum Dr Cadaani iyo heerkii uu ka gaadhay barashada Scientist iyo arimaha caafimaadka;

African Scientist in the Diaspora;

Dr. Mohamed Hassan Alin

MD   DTMH   PhD

Dr.Mohamed Hassan Alin,was born in Somaliland and did his medical degree at the Faculty of  Medici ne National University, Mogadish, Somalia. He then moved to Sweden and did his PhD in Clinical  Phar macology in a joint project on Artemisinin metabolism and pharmacokinetics involving the Dept of Ph armacokinetics and Pharmacotheraperutics, Uppsala University, Uppsala, Sweden and Dept  of Infec tious Diseases, Huddinge University Hospital, Karolinksa Institute, Stovckholm, Sweden.

Dr.Alin spent over 10 years as a researcher in Uppsala University / Karolinska Institute in clinical p harmacology with clinical field work (efficacy, safety and pharmacokinetics of antimalrials and speci ally artemisinin compounds) in collaboration with Dar Es Salaam University Hospital ,Tanzania. He the refore has solid experience of field work on clinical trials in the Tropics.

He has published over 25 papers in peer reviewed journals and has made many presentations at int ernational conferences. He is also a member of the Swedish Academy of Pharmaceutical Scien ces.

In 1997 he joined AstraZeneca Pharmaceutical Company in Sweden as a Scientific Adviser in  clinic al pharmacokinetic/pharmacodynamics and drug metabolism in the Department of Clinical  Pharma col ogy. He is currently a Senior Scientific Adviser in the same department.

With over 8 year of clinical pharmacology experience from AstraZeneca pharmaceutical company, Dr. Alin has developed a broad scope of expertise in the following areas:

(a) the preclinical and clinical drug development process

(b) design and execution of clinical trials

(c) pharmacokinetics and pharmacodynamic modeling and

(d) interaction with drug regulatory authorities and ethics committees towards the approval of new drug applications (NDA).

Besides his proven leadership skills, Dr. Alin has a great ability to interact and collaborate with people of different scientific backgrounds and cultural diversity.

As testimony of his international citizenship, he speaks five  languages !!

– English

– Swedish

– Italian

– Arabic

– Somali

Senior Clinical Pharmacology Scientist

Section of Clinical Pharmacology,

Department of Medical science

AstraZeneca Clinical Research &

Development, Mölndal

S- 431 83 Mölndal, Sweden.

Waxaan Halkan Tacsi Tiiraanyo Leh Uga dDraynaa Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu ka baxay Marxuum Dr Maxamed Xasan Caalin  “Cadaani” Qoyska Reer Caalin Cige Iyo caruurtii Uu ka baxay

Waxaan Si Gaar ah Uga Tacsiyadaynaa Walaaladii Cumar Xasan Caalin In Ilaahay Samir Iyo Iimaan kasiiyo Marxuumkana Janatul fardowsa,,,

Aaami Aamin

Halkan Ka Akhriso Xogta Taariikhda Marxuumka Halkan hoose Guji.

http://https://www.longlivesomaliland.com/waa-kuma-Dr-Maxamed-Xasan-Caalin.htm