Boqor Buurmadow Oo Xukuumada Somaliland Ku Eedeeyey Dadka Oxgeyn La’aanta Ugu Dhintay Burco iyo Arrimo Kale.

Hargeisa(GNN):-Halkan Hoose Ka Dhegayso Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow oo ku sugan dalka dibediisa ayaa dhaliilo kala duwna usoo jeediyey Xukuumada somaliland, xaalada wakhtigan lagu gudo jiro xanuunka corona virus.