Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Oo Bulshada Islaamka Hanbalyo U Diray Munaasibada Ciida, Shacabka Jsl Ugu Baaqay Isku Duubni.

Hargeisa(GNN):-Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Munaasibada ciidal fidriga bulshada islaamka iyo shacabka somaliland hanbalyo u diray, sidoo kale waxaa uu shacabka somaliland ugu baaqay inay aayahooda ka tashadaan iskuna duubnaadaan.