Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Ayaa Ka Horyimid Wasiirrada Cusub Ee Madaxweyne Deni Magacaabay.

Garoowe(GNN):-War qoraal ah uu soo saaray ayaa waxa uu ku sheegay in madaxweynaha Puntland uusan kala tashan magacaabista guddiga sida ku cad xeerkiisa ayuu yiri, sidaas darteed maadaama aanu wax wadatashi ah igala sameyn waxa magacaabistaasi ka hor imaaneysa dastuurka ayuu yiri Axmed Cilmi Cismaan.