Daawo Oday Reer Boorama Ah Oo Madaxweyne Muuse Ugu Baaqay In Dila Iyo Lughaya Lagu Daro Gobolka Gabiley

Boorama(GNN)Mid Ka Mida Odayaasha Dhaqanka Gobolka Awdal Ayaa Mar Uu La Hadlay Warbaahinta Waxa Uu Madaxweynaha Somaliland Uu Ka Codsaday In Uu Degmooyinka Dilla Iyo Lughaya Lagu Daro Gobolka Gabiley, Kadib Markii Uu Ubogay Hormarka Kala Gedisan Ee Ka Jaanqaaday Gobolka Gabiley Sido Kale Odaygan Ayaa Maayerka Degmada Gabiley Ku Bogaadiyay Waxqabadka Muuqda Ee Uu Ka Hirgaliyay Magaalada Gabiley Iyo Guud Ahaanba Gobolka Wuxuna Sheegay In Uu Siinayo Bilad Sharaf.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET