Prof Meecad Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Dhaqdhaqaaqa Baaq Shacab, Fariimo Is Barkan u Diray Maamulka Farmaajo iyo Xukuumada Somaliland.

Hargeisa(GNN):-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamida aqoonyahanka reer somaliland ayaa faahfaahin guud ka bixiyey xaalada guud ee dalka jsl, sidoo kale waxaa uu talooyin waayo aragnimo leh u jeediyey Dhalinyarta dhawaanahan waday baaq shacab dhaqaqaaq loogu magac daray kaas oo la doonayo in waxyaabaha khaldan ee dhinaca dawlada lagu saxo.

Sidoo kale waxaa uu fariin u diray Xukuumada Somaliland taas oo uu sheegay inay dhegaysato talooyinka iyo cabashada bulshada ka feejignaato talaabooyinka dhegaraysan ee maamulka madaxweyne farmaajo usoo maleegayaan somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.