Heshiis Dhexdhexaadin ah oo Laga Gaadhay Khilaaf U Dhexeeyey Madaxweynaha Maamulka Puthland iyo Ku Xigeenkiisa.

Garoowe(GNN):-Kadib khilaaf muddo dheer soo jiitamayey oo u dhexeeyey Madaxweynaha maamul goboleedka puthland ee somalia, Mr Siciid C.laahi Deni iyo ku xigeenkiisa mr Axmed Cilmi Cismaan karaash, ayaa maanta lasoo gabogabeeyey kadib markii gudi dhexdhexaadin ahi dhamaysay hawshooda.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.

https://youtu.be/kPT1L4W9zFo