Laba Xisbi Mucaarid Uma Aqaano Laba Shirkadood weeye” Maayirka Burco Maxamed Muraad.

Burco(GNN):-Laba Xisbi Mucaarid Uma Aqaano Laba Shirkadood weeye” Maayirka Burco Maxamed Muraad.

Maayirka Magaalada Burco Maxamed Muraad ayaa eedaymo kala duwan u jeediyey Xisbiyada mucaaridka jsl isagoo sheegay inaaney ahayn xisbiyo qaran ee ay yihiin shirkaddo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Maayirka.