Ugu Yaraan Laba Qof Oo Ku Dhaawacmay Isku Dhac Ciidamada Booliska iyo Shicib Ka Gadooday Dhulka Ay Deganyihiin.

Hargeisa(GNN):-Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Dadweyne dhaawacyo soo gaadheen kadib markii ciidamo kala duwani ku waabariisteen mid kamida xaafadaha magaalada hargeisa oo dhawaan muran u dhexeeyey xubno kamida qoyska madaxweynaha jsl iyo dadka degan dhulkaasi oo ku doodaya inay deganayeen labaatankii sano ee u danbeeyey.

Halkan Hoose Ka Daawo Sida Wax u Dhaceen Saaka Aroortii hore.

Exit mobile version