Daawo Jaamacada Timacade Oo Adeeg Caafimaad Oo Bilaash Ah Ka Fulisay Deegaanka Gorey

Gabiley(GNN)Ardayda Caafimaadka Ka Barta Jaamacada Timacade Ee Gobolka Gabiley Ayaa Adeeg Caafimaad Oo Bilaash Ah Ka Fuliyay Deegaanka Gorey Oo Ka Tirsan Gobolka Gabiley.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET