Daawo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Magaalada Gabiley Laga Hirgaliyay

Gabiley(GNN)Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Iyo Wasiiro Ka Tirsan Xukumada Ayaa Magaalada Gabiley Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Ay Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Ka Hirgalisay Xaga Qaar Kamena Ay Dhagax Dhigen.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET

Exit mobile version