Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Agaasimaha Madaxtooyada Jsl,Muxuuse Ka Yidhi Jiritaanka Kooxda Heego Iyo Xadhiga Tvyada.

Hargeisa(GNN):-Agaasimaha Guud ee wasaarada madaxtooyada somailad Maxamed Cali bile ayaa lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo wax lagaga waydiiyay xadhiga televisionada star Tv iyo universal Tv

Sidoo kale agaasimaha maxamed cali bile ayaa wax laga waydiiyay koox bulshadu aad u hadal hayso oo lagu magacaabo Heego jiritaankeeda iyo saamaynta ay ku leedahay talada dalka.

Exit mobile version