Mid Kamida Beelaha Dega Gobolka Awdal Oo Soo Jeediyey In Doorashada Lagu Galo Saamigii Hore, Shaaciyeyna Qorsha Uga Meel yaal Doorashada Kadib.

Borama(GNN):-Cuqaasha iyo waxgaradka beesha Habar Carfaan(Gada Buursi) Oo Kamid ah beelaha dega gobolad Awdal Iyo Salel oo  Maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada boorama ayaa sheegay in ay taageersan yihiin in doorashada lagu galo sidii hore.

Sidoo kale waxgaradka iyo aqoonyahanka beesha habar carfaan ayaa shaaciyay damacooga siyaasadeed ee mustaqbalka oo ah in ay doonayaa in ay isku sharaxaan madaxwayne kuxigeenka jamhuuriyada Somaliland ee xisbi xaakimka kulmiye xili uu kursiga bananaynayo maaxwaye kuxieenka wakhtiga cabdiraxmaan saylici oo isagu dhamaystay labadii teeram ee sharcigu u ogalaa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version