Saraakiisha Safaarada Dalka Taiwn Ay Ku Leedahay Somaliland Oo Kulan La Qaatay Shirgudoonka Golaha Wakiilada jsl.

Hargeisa(GNN):-Masuuliyiinta Safaarada Tiawan Ee Somaliland Ayaa Saaka Kulan La Qaatay Shirgudoonka Golaha Wakiilada Somaliland,Kulanka Oo Saacado Badan Qaatey Ayaa Shir Gudoonka Wakiiladu Ay Masuuliyiinta Taiwan Ay U Sharaxeen Horumarka Somaliland Ka Hano Qaadey Sodonkii Sano Ee U Danbeeyey

Exit mobile version