Wasiirkii Hore Ee Qorshaynta Somaliland Oo U Sharaxan Jagadda Guddomiye Ku-xigeenka Labaad Ee KULMIYE

Jagadan ayaa hadda waxa haya Axmed Cabdi Dheere, oo isna doonaya in uu mar labaad jagadan u tartamo.isagoo Horenna uu u Haynjiray Xildhibaan waabeeye oo Markii dambe ku Biiray xisbiga Waddani.

Loolanka jagooyinka Guddomiye ku xigeenka labaad iyo guddoomiye ku xigeenka 4aad ayaa ilaa hadda ah ku tartankoodu xooganyahay marka la eego siyaasiyiinta u Sharaxan iyo jiyoboolatikalka ay ka soo jeedaan.

Exit mobile version