Talo Ku Socota Madaxweyne Saylici iyo Wasiir Saajin. W/Q:-Saxafi Abiib Iimaan Xassan.

Mudane cabdiraxman cabdilahi ismacil waxa uu hadda haystaa madaxweyne ku xigeenkii ugu mudada dheeraa jamhuriyadda somaliland, waliba mustaqbalka waxa uu la darajo yahay..1..xasan ciise jaamac..2..cabdiraxman awcali..3..Dahir Rayale kaahin..4..Axmed yousuf yaasiin..waana milgo iyo maamuus uu leeyahay intuu nool yahay, wasiir Saajin imika waa siyaasi wali wasiir ah inkasta oo uu isii xero oodanayo inuu darajo sare gaadho mustaqbalka haddii ilaahay u suurta galiyo.. talo haboon… labadiina iyo xubnaha kale ee wasiirada reer Awdal waa inaad ka baydhaan dhaqan toban sano soo jiray oo ah kala soocnaan shacab iyo xuduudo bulsho oo dib u riday dadka aad matashaan. Waa inaad maalin shaah iyo bun ka wada cabtaan Rays hotel maalinta xigta haldoor, habeenimo ku wada cashaysaan Saw Hotel xataa idinkoo lugaynaya halaydin ku arko suuqyada magaalada waxa aad raacdaan gaadiidka boorama ugu caansan we pajajka si aad u ogaataan xaaladaha hoose ee dadkiina iyo waxa dawlada lagu xamanayo, waxad hormuud utihiin shacbi aqoon iyo dhaqan wanaagsan ku caano maalay ee samaan ku hogaamiya allaha idinku asturo..

 

Waxaa Qoray Saxafi Abiib Iimaan Xassan.

Exit mobile version