Hargeisa-Madal Kulmisay Kumanaan Qof oo Loogu Magac Daray Hiilka Nabigeenii Muxamed N.N.K.H Ayaa Waxa Muxaadirooyin Ka Jeediyey Culimo Waaweyn.

Hargeisa(GNN):-Waxaa Magaalada Hargeisa lagu Qabtay Munaasibad Balaadhan oo kulmisay Kumanaan iyo boqolaal kamida umada muslimiinta ah ee shacabka ku nool caasimada hargeisa kuwaas oo u yimid dhegaysiga muxaadirooyin qiimo badan oo ay ka jeediynayeen Culimada waaweyn Sheekh Maxamed Cumar Dirir, Sheikh Mustafe Xaaji Ismaaciil iyo Sheekh Almis Yaxye.

Waxaana Ujeedada Kulan diimeedkani uu ahaa mid lagaga dhiidhiyayo Aflagaadooyinka qaawen ee ay reer galbeedku kula kacaaan Xabiibkeenii Muxamed Naxariis iyo Nabadgalyo korkiisa ha ahaatee.

Halkan Hoose Ka Daawo Khudbada Culimada.

Exit mobile version