Breaking News-Madaxii Hore Samafalka Madaxtooyada Jsl Alle Haw Naxariistee Marwo Aamina Maxamuud Diiriye Oo Caawa Ku Geeriyootay Magaalada Hargeisa.

Hargeisa(GNN):-Alle haw Naxariistee waa Caawa Magaalada Hargeisa ku Geeriyootay Marxuumad Marwo Aamina Maxamuud Diiriye oo kamid ahayd haweeynka xisbiga kulmiyse sidoo kale hore xilka Madaxii Samafalka madaxtooyada jamhuuriyada Somaliland hore usoo noqotay,

Dhamaanba Bahda Shabakada Gabiley News Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaan Ehelada iyo Qaraabadii ay ka baxday marxuumadu allena waxay uga baryayaan inuu janatul fardowsa ku arsaaqo Marxuumada, Ehelka Qaraabada iyo Qaranka Jsl ee ay ka Baxdayna Samir iyo Iimaan Alle haka siiyo.