Madasha Shaacinta Musharax Dr Maxamuud Yuusuf Cilmi Oo Sharan Golaha Wakiilada Jsl Oo Ay Ka Qayb Galeen Hogaanka Xisbiga Kulmiye.

Hargeisa(GNN):-Madashan uu Ku Shaaciyey Dr Maxamuud Yuusuf Cilmi Oo u Sharaxan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Ayaa Waxa madasha kasoo qayb galay Madax Kala duwan oo ka tirsan Xisbi xaakimka kulmiye, ururada bulshada rayidka ah iyo martisharaf kale oo qiimo badan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka Madashan Shaacinta Musharaxa.