Masuuliyiin Isku Dilaya Lacagtii Cashuurta Ee Laga Ururiyey Shacabka Gobolka Hiiraan

Wararka aan ka heleyno magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan waxay sheegayaan in ay ka jirto, gadood ay sameeyeen ciidamadii ka soo goosteen Jeneraal Xuud.

Ciidamadaas ayaa ku xareysnaa xerada Lama-Galaay ayaa ka xanaaaqasan, balan baxyo ay ka tirsanayaan wasiirka arrimaha gudaha DF Jeneraal Mukhtaar.

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeele Yuusuf Dabageed, oo fulin lahaa, qaar ka mid ah balanqaadyadda, ayaa isaguna waxay isku dhaceen gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte, kadib markii uu ku gacan sayray in uu ku wareejo lacag laga soo ururiyey cashuurta gobolka.

Exit mobile version