Xubno Kamida Ururka Qareenada Somaliland oo Farro galin Sharci Ku Eedeeyey Masuuliyiin Ka Mida Xukuumada Madaxweyne Biixi.

Hargeisa(GNN):-Xarunta Qareenada Tawfiiq Law Ayaa Shir jaraaid maanta ay ku qabteen xafiiskooda waxay bulshada usoo bandhigeen arrimo la xidhiidha farogalin dhinaca garsoorka ah oo inta badan dacwadaha laga garnaqayo ku sameeyaan masuuliyiin ka mida xukuumada dhexe.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Qareenada.