Aabaha Dhalay Gabadha Lamaane Aroos Ahaa Oo Ku Geeriyooday Qaraxii Hotel Africa Oo Ka Murugooday.

Muqdisho(GNN):-Alle haw naxariistee aabaha dhalay haweenay dhawaan aroos gashay oo todoba bixii ku jirtay oo ay iyada iyo saygeedii ku naf waayeen qaraxii fiidnimadii shalay lagu qarxiyey hotel africa, ayaa ka hadlay dhacdadaasi, waxaanu isagoo ka murugaysan alle uga baryey inuu janatul fardowsa ka waraabiyo lamaanahaa nolosha midowga guur hadda uun u bilowga ahayd.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

https://youtu.be/CyxokA73LyQ