Gudoomiyaha Gudida Tacliinta Sare Oo Iska Difaacay Eedo Loogu Soo Jeediyay Qaabka Ay Uhubiyeen Shahaadooyinka Musharixiinta.

“Culaysyo Waynagu Yimaadeen Balse Majiro Cadaadis Nagaga Yimid Xukuumada Sare”Gudoomiyaha Gudida Tacliinta Sare.

HARGAYSA(GNN):-Gudoomiyaha gudida tacliinta sare ee Somaliland ayaa iska difaacay eedo loosoo jeediyay qaabka ay uhubiyeen shahaadooyinka musharixiinta utartamaysa golayaasha deegaanka iyo wakiilada Somaliland

Sidoo kale gudoomiyaha gudida tacliinta sare ayaa sheegay in ay hubinta shahaadooyinka kala kulmeen culaysyo badan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;