Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Xadhiga Ka Jaray Mashruuca Warshad Ay ku Maalgalinayso Midowga Yurub 63milyan Oo Lagu Sifeynayo Biyaha Badda.

Djibouti(HNN):-Madaxweynaha dalka jabuuti mudane ismaaciil cumar ayaa Maanta xadhiga ka jaray Mashruuc ay ku maalgaliyeen midowga yurub 63 milyan oo lacagta yuurada ah, kaas oo lagu sifeynayo biyaha badda oo laga dhigayo kuwo la cabi karo oo macaan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.