Dib u Milicso Maansada Saxansaxo ee Abwaan Gaariye Tiriyey 1987, Isbarbadhiga Wacyiga Wakhtigaa uu Ka Hadlayo iyo Ka Maanta.

Hargeisa(GNN):-Alle haw Naxariisto Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac ‘Gaariye’ marka aynu dib u milicsano waayaha uu kusoo gudbinayo, Gabaygan waxa la yidhaahdaa SAXANSAXO wuxuu abwaanku tiriyey 1987. markaas oo uu joogey shir ay lahaayeen ururkii xornimo u dirirka ahaa ee SNM iyo ururkii kale ee SSDF. Shirkaas oo ka dhacayey magaalada Herer ee waddanka Ethiopia. Wuxuu abwaanku ku guubaabinaayey jahbadaha inay midoobaan oo waddanka ka gaadhaan Gumeystihii qabsaday, wuxuuna ka sheekeenayey xaaladda adag ee waddanku ku jirey. Isagoo waxbixin (report) ka siinayo dadkii sida loo galayo iyo waddanka xukunkiisu

Halkan Hoose Ka Dhegayso Murtida Gabaygan.