Somaliland-Muwaadin Ganacsade Dalkiisa Ku Maalgalinaya Lacag Gaadhaysa $500 Milyan +Mashaariicaha Uu Balan Qaaday.

Hargeisa(GNN):-Aas-aasaha Shirkada Xawilaada Lacagaha ee World Remit ayaa Maanta Madal lagu Soo Bandhigay shirkado kala duwan oo dalka somaliland ugu adeegaya si lacag la’aan ah ayaa Maanta Xafladan ay Ku sugnaayeen madaxda qaranka somaliland ka balan qaaday in Dalka Somaliland uu ku maalgalinayo Lacag Xadhigeedu dhan yahay $500 Milyan Oo dollarka maraykanka ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Faahfaahinta Warkan.