“Waxan Iyagaa Sii Maleegay Ninka Wasiir Dubbe Maanta Shirka Waa Nala Joogay Dharkana Ma Xidhnayn Markaa Waa Wax Hore Loosi Diyaariyay Fashilka Shirka Afisyooni”..Madaxweynaha Maamulka Puthland.

Muqdisho(GNN):-Faashilka siyaasadeed ee ka taagan xarunta dawlada federaalka somalia muqdisho ayaa wararka hadda kasoo baxayaan sheegayaa in aaney wali waxba ka hirgalin qabsoomida shirkii socoday in guul laga gaadho.

Madaxweynaha Maamulka Puthland ayaa sidan yidhi….”Waxan Iyagaa Sii Maleegay Ninka Wasiir Dubbe Maanta Shirka Waa Nala Joogay Dharkana Ma Xidhnayn Markaa Waa Wax Hore Loosi Diyaariyay Fashilka Shirka Afisyooni..Madaxweynaha Maamulka Puthland.”