Gobolada Togdheer iyo Awdal Oo La Filayo In Saacadaha Soosocda Lagu Dhawaaqo Natiijada Musharaxiinta Guuleystay.

Hargeisa(GNN):-Sida ay noogu soo waramayaan wariyeyaashayada ku kala sugan gobolada Togdheer iyo Awdal ayaa noo xaqiijiyey in saacadaha soosocda ay ku dhawaaqayaan komishanka labada gobol ee Togdheer iyo Awdal Tirada Musharaxiinta Guuleystay iyo kuwa hadhay, Waxaana hadda boqolaal kamida musharaxiintii iyo warbaahintuba hor tuban tahay xafiisyada komishanada Burco iyo Borama.

Isha Ku hay oo Waxyar kadib La Soco Wixii Warar ah ee Kordha.