Loolanka Asxaabta Xisbiga Waddani Oo Ku Guuleystay Kuraasta Ugu Badan ee Golaha Wakiilada Jsl.

Hargeisa(GNN):-Loolanka Golaha Wakiillada Somaliland: Xisbiga Waddani ayaa ku guuleystay kuraasta ugu badan Golahaasi. Taas oo ka dhigan in xsbiyada mucaaridku ay heleen aqlabiyada golahaas. Waxa xusid mudan in aanay jirin wax haween ah oo ka mid noqday golaha cusub.

Halkan Fiirso Tirada Xisbiyadu Ku Kala guuleysteen Guud ahaan gobolada jsl.

Exit mobile version