Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo ka Jawaabay Eedihii Wasiir Maxamed Kaahin U Jeediyey.

Hargeisa(GNN):-Wasiirka Wasaarada arrimaha gudaha Jamhuuriyada Somaliland kadib markii uu galabta ku eedeeyey in Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee ucid eng faysal cali waraabe waddo qorshe uu ku abaabulayo mudaharaad ayaa caawa waxaa warbaahinta la hadlay oo ka jawaabay gudoomiyaha faysal cali waraabe isagoo sheegay inuu yahay nin nabadeed waxaasi aaney ka suurtoobin.