Hargeisa(GNN):-Gudoomiyaha Golaha wakiilada JSL ayaa maanta soosaaray liiska Gudi hoosaadyada golaha wakiilada jamhuuriyada somaliland, waxaana laga dhursugayaa isbedelka shaqo ee gudiyadani ku dhaqaaqaan hawlaha loo xilsaaray.
Liiska Gudi hoosaadyada Gudoomiyaha Golaha Wakiiladu u Magacaabay Xildhibaanada Dhawaan la Doortay.
