“Marhadii Caqligii Dawlada Aanu Ku Kala Bixi Weynay, Caqligayaga Ayaanu Ku Kala Baxnay”.Xildhibaan Guruuje.

Hargeisa(GNN):-Xildhibaan Axmed Nuur Yuusuf Guruuje oo ka hadlay heshiishkii ay wada gaadheen suldaan habaar oo dhawaan dhaawacyo soo gaadhsiiyay ayaa sheegay in ay heshiisheen markii ay waayeen wax dawlada ah  ama sharciya oo udhexeeya ismarkaana ay ku kala baxeen caqligooda,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN.