Somaliland: Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada oo lagu eedeeyey Gacan-saar Dibadeed iyo Arrimo kale oo xasaasi ah

Hargeysa (GNN)- Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland, gaar ahaan xildhibaanno ka soo baxay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa lagu eedeeyey inay ku gudo-jiraan hawlo liddi ku ah qaranimada Somaliland oo ay ka mid yihiin inay gacan-saar la leeyihiin waddamo shisheeye oo Soomaaliya ka mid tahay.

Muuqaalka Hoose ka daawo Mujaahid Maxamed Maal oo ka hadlaya arrintan iyo Qodobbo kale oo xiiso leh