Ururka Qareenada Somaliland Oo magaalada Burco ku Qabtay Kulan Xogwaraysi ah Oo Lagu Darsayo Xirfada Qareenada Ka Hawlgala.

Burco(GNN):-Ururka Qareenada Soomaliland ee Magacooda loosoo gaabiyo SOLLA ayaa Maanta magaalo madaxda xarunta Gobolka Togdheer ee burco ka dhagax dhigay kulan xog ururin ah oo kor loogu qaadayo Xirfada Qareenada kala duwan ee ka hawlgala xarunta gobolka togdheer, waxaana halkaa khudbado kala duwan ka jeediyey madaxda ururka qarenada somaliland iyo Masuuliyiin kale oo ka socoday hay;adaha dawlada.