Wafti Balaadhan Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Ururka Qareenda Somaliland Ee Solla Oo Caawa Soo Gaadhay Gobolka Sanaag.

Hargeisa(GNN):-Waftigan uu hogaaminayo Gudoomiyaha Ururka qareenada somaliland ayaa caawa gaadhay xarunta gobolka sool magaalo madaxdiisa Ceerigaabo halkaas oo ay kula kulmi doonaan bahda garsoorka oo ay ugu horeeyaan Qareenada kala duwan ee ka hawlgala xarunta Gobolka Sanaag.

Halkan Hoose Ka Daawo Waftiga Qareenada Caawa Gaadhay Ceerigaabo.