“Aqoonsiga Somaliland kuma jiro gacanta xukuumadda ee wuxuu ku jiraa gacantiina” – Dr Essa Kayd

London (GNN)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr Ciise Keyd oo isaga iyo wefti uu hoggaaminayaa hawlo shaqo u joogaan dalka Ingiriiska, ayaa kulan balaadhan la qaatay Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan dalkaas.

Wasiirka ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey kulanka uu la qaatay Jaaliyadda oo uu ugu baaqay inay u midoobaan qaddiyadda Qaranimada Somaliland.

Muuqaalka Hoose ka daawo Khudbadda Wasiirka arrimaha Gudaha