Aqoonyahano iyo Haldoor da’yar ah oo hore uga Tirsanaa Xisbiga Kulmiye Ayaa Maanta u Digo Rogtay Xisbiga Waddani.

Hargeisa(GNN):-Shirweynaha Xisbiga Waddani oo galay maalintii 2aad ayaa waxaa sidoo kale lagu soo dhaweeyey aqoonyahan iyo da’yar kasoo digo rogtay xisbul xaakimka kulmiye kuwaas oo si rasmiya ugu biiray maanta xisbiga waddani.

Aqoonyahankan ku biiray maanta oo lagu soo dhaweeyey madasha shirweynaha xisbiga ayaa waxaa afkooda ku hadlay maxamed cabdi cumar oo kamida aqoonyahanka da’yarta firifircoon ee hore guulaha uga keenay degmooyinka caasimada hargeisa gaar ahaan 26june iyo Koodbuur.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

Exit mobile version