Safarkii Degmooyinka Alle Haw Naxariistee Madaxweyne Maxamed XaaJi Ibraahim Cigaal iyo Nuxurka Khudbadihii Saameynta Lahaa.

Hargeisa(GNN):-Alle naxariistee Jano ha ugu deeqee Madaxweyne maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo ahaa taabo galiyihii qaranka somaliland doorweyna kasoo qaatay yaqleelkii qaranimada somaliland ee soddon sano jirsatay ayaa khudbadahani waxay kamid ahaayeen kormeer uu kusoo maray gobolada iyo degmooyinka dalka qaar kamid ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.