Suldaanka Guud ee Subeer Awal Oo Fariin Kulul u Diray Madaxweyne Biixi Oo Lagu Eedeeyey Farogalinta Sandalada Subeer Awal.

Hargeisa(GNN):-Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xassan Suldaan C.laahi Suldaan C,raxmaan Suldaan Diiriye Oo maanta ka hadlay madal ay isugu yimaadeen Waxgaradka iyo Madaxdada Dhaqanka Beelaha Subeer awal ayaa si kulul u uga hadlay faro galinta Sandalada Subeer awal isagoo fariinta u diray shacabkiisa uu mansabka suldaanka  u hayo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.