“Bulshada Deegaanka Saameel Nabad Qab ayey ku Sugan yihiin, Wax ka jiraana Ma jiro” Maamulka Gobolka iyo Ka Degmada Gabiley Oo Ka Warbixiyey Warar Been abuura.

Hargeisa(GNN):-Maamulka Gobolka Gabiley iyo ka degmada gabiley ayaa galabta kormeer kadis ah ku tagay deegaanka saameel oo warar been abuura ay si khaldan uga faafiyeen dhalinyar aan fahan badan ka haysan colaada iyo dhibtaada bulshada loo horseedaa inay tahay wax dambi ah.

Masuuliyiintan oo isugu jirta Badhasaabka Gobolka Gabiley iyo Maayirka Degmada ayaa bulshada la wadaagay inay deegaanka tageen islamarkaana aaney waxba ka jirin.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka.

Exit mobile version