Jawaab kulul “Toban Nin Oo Sheegta Magaca Garxajis ee Dhulka Jiid-jiidaya…” Odayaal Iyo Waxgarad Hargeysa ka hadlay

Hargeisa(GNN):-Jawaab kulul “Toban Nin Oo Sheegta Magaca Garxajis ee Dhulka la Jiid-jiidaya…” Odayaal Iyo Waxgarad Hargeysa ka hadlay

Odayaal iyo Waxgarad kasoo jeeda Beelaha garxajis oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada hargeisa ayaa si kulul uga jawaabay dhawaaq hadal kasoo yeedhay rag maalin dhaweyd ku hadlayey magaca garxajis oo ku baaqay dagaal iyo arrimo shacabka somaliland hore uga soo gudbeen natiijadoodana la arkay in nabad galyada wax ka wanaagsan oo bulsho ku wada noolaan kartaa jirin.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.