Muuqaal Qof Kasta oo Daawada Ka Ilmaysiinaya Duruufaha Ku Gadaaman Dadkeena iyo Ka Warqab La’aanta Bulshadeena.

Hargeisa(GNN):-Waa Barnaamij kooban oo qof kasta oo damiirkiisu  nool yahay uu ka damqanayo, waxaa soo diyaariyey bahda somaliland mental health support, waa qoysas umada muslimiinta ah usoo bandhigay duruufaha nololeed ee ay ku sugan yihiin iyo khatarta xanuunka dhimirka oo ay la daalaa dhacayaan hooyoyinkani ubadkooda oo uu haleelay waxay umada muslimiinta ah la wadaageen markii aanu la sheekaysanay fariintan.

Fadlan Daawo Oo Ku Caawi Wixii Aad Awoodo Dadkeena Dhibaataysan.