Waxqabadka Maayir Mooge Waddo Ka Duwan Kuwii Hore iyo Gaadiid Casri ah Oo Maanta Lasoo Bandhigay.

Hargeisa(GNN):-Waxqabadka Maayir Mooge Waddo Ka Duwan Kuwii Hore iyo Gaadiid Casri ah Oo Maanta Lasoo Bandhigay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Dhagax dhiga Waddo Nooceedu ku yar yahay dalka oo tayo ahaan iyo dhisme ahaanba la waafajiyey Heerarka caalamiga ah.