Xaasaasi: Soomaalida oo looga digay Duullaan uu ku soo Qaadayo Abiy Axmed oo Canfar Tuurta ku Sita

Hargeysa (GNN)- Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Dowlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa looga digay Duullaan uu ku soo Qaadayo Abiy Axmed oo Tuurta ku Sita Qoomiyadda Canfarta oo la ogyahay inay yihiin Qoomiyadda Kaliya ee xukuumaddiisa uga hiilisay dagaalka Tigreega marka laga reebo qoomiyadda Amxaarada.

Arrintan waxa si qoto-dheer u faaqiday xeel-dheere Ismaaciil Cabdilaahi oo ka faallooda Siyaasadda Mandaqadda Geeska AFrika.

Muuqaalka Hoose ka daawo