Xoghayaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Akhriyey Nuxurka Xeerka Muranka Badan Dhaliyey Maanta Goluhu Isku Khilaafeen.

Halkan Hoose Xoghayaha golaha Wakiilada Somaliland C,risaaq Siciid Ayaanle oo ka hor akhriyey golaha wakiilada jsl mooshinta xeerka maanta ay golaha wakiiladu isku khilaafeen ee sababay gacan ka hadalka iyo buuqii maanta ka dhacay golaha wakiilada.