Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Oo Eedaymihii ugu Cuslaa U Jeediyey Gudoomiyaha Xisbiga Waddani, Sheegayna In La Qaban Doono.

Hargeisa(GNN):-Afhayeenka Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Buuni ayaa shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada hargeisa waxaa uu dhaliilo xoogan u jeediyey gudoomiyaha xisbiga waddani  Xirsi Xaaji Cali Xassan waxaanu sheegay inuu ka been sheegay aayaadka qur’aanka kariimka ah ee ilahay usoo dajiyey umada muslimiinta ah, waxaanu sidoo kale gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani ku tilmaamay inuu yahay Takfiiri, lagana qaban doono qaranka somaliland lana socodo arrimihiisa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.