Golaha Guurtida oo lagaga Hadlay Xayiraadda Saaran Deegaamada Woqooyiga Hargeysa iyo Sidii Xal loogu Heli lahaa

Hargeysa (GNN)- Xayiraadda Saaran Goob-doorashooyinka Deegaamada Woqooyiga Hargeysa iyo Sidii Xal Loogu Heli lahaa ayaa lagaga hadlay fadhigii maanta Golaha Guurtida ee Somaliland.

Muuqaalka Hoose ka daawo.